速報APP / 圖書與參考資源 / Barashada Sakada

Barashada Sakada

價格:免費

更新日期:2018-02-21

檔案大小:11M

目前版本:1.0

版本需求:Android 2.2 以上版本

官方網站:http://www.aasaasweb.com

Email:aasaastechnology@gmail.com

Barashada Sakada(圖1)-速報App

Sakadu waa tiirka sadexaad ee Islaamka.

In ay sakadu tahay waajib saaran qof kasta oo laga helo shuruudihii sakadu, waxa ay ku sheegan tahay Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah.

Sakadu waxa ay u qaybsan taa laba:

Barashada Sakada(圖2)-速報App

- Sakaatu Fitri.

- Sakaatu Maal.

Faa'iidooyinka Sakada waxa ka mid ah:

Barashada Sakada(圖3)-速報App

1. Qofka waxa ay u fudeydisaa Alle-Ka-Cabsiga.

2. Qofka waxa ay u sahashaa Dhaqanka Wanaagsan.

3. Qofka waxa ay kala dagaalantaa bakheylnimada.

Barashada Sakada(圖4)-速報App

4. Waxa ay ka qayb qaadataa isku soo dhawaanshaha bulshada.

Barashada Sakada(圖5)-速報App