速報APP / 購物 / Sotaj

Sotaj

價格:免費

更新日期:2019-05-15

檔案大小:15.9 MB

目前版本:0.1.0

版本需求:需要 iOS 9.0 或以上版本。與 iPhone、iPad 及 iPod touch 相容。

支援語言:英語

Sotaj(圖1)-速報App

Sotaj application waxa aan u naqshadeynay qaabka ugu fudud. Anaga oo tixgalineyna isticmaalka macmiilkeena.

QIIMA DHIMIS MAALIN WALIBA:

Soo dagso Sotaj App si aad u lasocoto qiima dhimis joogta ah, anaga kuu soo diri doono hadba qiima dhimista ku diyaarka ah Sotaj App.

ADEEGYADA SOTAJ APP:

Ka Dukaameyso Sotaj adiga oo ka hellayo adeegyadan

* ·        Electronics

* ·        Mobiles & Gadgets

* ·        Cosmetics

* ·        Healthy & Beauty

* ·         Women’s Bag & Purses

* ·        Qalabka Gymka iyo Proteins ka la isku caateeyo

Sotaj(圖2)-速報App

* ·        Dhamaan waxyaabaha uga baahantahay Supermarkets.

* ·        IWM

QAABKA LACAG BIXINTA SOTAJ

Si dalabkaaga aad iibsatay laguugu keeno waxaa muhiim ah in aad raacdo tilmaamahan soo socto.

* 1.      Marka aad sameysato dalab waxa kuu soo dhici doono SMS ka heleysid order numberkaada iyo qiimaha sheega aad iibsatay.

* 2.      SMS ka waxa ku xusan number aad lacagta ku direyso.

* 3.      Fadlan hubi kuna dir numberka ku xusan SMS ka aad ka heshay Sotaj.

* 4.      Marka aad bixiso lacagta waxa kula soo xariiri doono xafiiska Sotaj.

* 5.      Dhamaan lacagaha Sotaj waxa ku bixin kartaa Numberka ama account SMS ka Sotaj marka orderka dalbato kadib kuu soo dhici doono.

DAMAANADA MACMIILKA.

Macmiil waliba wax ka iibsado Sotaj waxan u damaanad qaadeynaa in uu helo dalabkiisa sida ugu dhaqsiyaha badan. Hadii uu heli waayane Sotaj ay u sameyn doonto in lacagtiisa loo celiyo ayada oo dhameystiran.

Sotaj(圖3)-速報App

Hadii aad la kulanto in aad la xariirto sotaj fadlan email inoo soo dor: support@sotaj.com.

支援平台:iPhone, iPad